Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Jaaliyadda Reer Fiqi Cumar(Sheekhaal)oo ka dhiidhisay waxyaabaha Kismaayo ka socda.
Waxay cambaareyn dhusha ka saareen dowladda Kenya oo ka qeyb-qaadatay dagaaladii Kismaayo ka dhacay,waxayna tacsi u direen eheladii dadkii ku dhintay dagaaladaas,
inti dhawacantayna waxay Ilah uga baryeen caafimaad in u siiyo.
You must be logged in to post a comment Login