Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo King Khaalid oo soo saray hees uu kaga hadlayo goboleysiga ka jira dalkeena Soomaaliya

Fanaanka wayn ee KING Khaalid Ayaa Wuxuu Soo Qaaday Hees Cajiib Ah Taasi oo uga Hadlay Dhibaatada Kala Qaybinta Umada Soomaliyeed, Wuxaana Heestaani Loogu Magac Daray Goboladaysi.

Maamulka Axmed Siilanyo Ayaa Heestani Ay Si Gaar Ah Dhirbaaxo Ugu Noqotay Waxaana Sidoo kale Laga Mamnuucay hestan ina laga dhageysto Magaalada Hargeisa iyo guud ahan deegaanada ay ka taliyaan maamulka Somaliland.

Erayada Cajiibka ah ee Heestaan Ayaa waxaa Kamid Ah “Waqtigii Gumaysiga, Gobonimo Udirirkii, Gees Midaan Ujeednoo, Gobalaysi Muu Jirin,Gobalaysi Muu Jirin.
Hadabo halkan hoose ka daawo heestaani.

You must be logged in to post a comment Login