Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Koox ku caanbaxday Dhaantada, oo kasoo baxay Muqdisho fariina udiray Jig-jiga & Wacdaraha ay soo bandhigen

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij aad u xiiso badan leh oo lagu waraystay Kooxda Cusub ee ku caanbaxday dhaantooyinka ee BANAADIR BAND oo ku nool magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, Sidoo kalana waxay fariin u direen Fanaaniinta dhaantada ee magaalada Jigjiga.

Kooxda ayaa waxay soo Bandhigay Heeso dhaantooyin ah oo aan horey loo qaaday, Ciyaar Cajiib ah oo ku gelinaysa Dareen dheeri ah, mid kamida Heesaha ayaa waxaa la yidhaah Armaan Jeebka kugu ritaa “marna Ina-adeer, Marna Ina-abtaay Ku Jeclaadee Armaan Jeebka kugu Ritaa”

Sidoo kale waxay soo bandhigay Hees kale oo dhaanto ah taasi oo looga hadlay isbedelka Dawladnimo, magaalada Muqdisho, Horumarka Iyo sida Loogu baahan yahay in looga maarmo Deeqaha Shisheeye.

Super Kamagra buy online, acquire clomid.


 

 

You must be logged in to post a comment Login