Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo kulan ka dhacay Muqdisho oo looga hadlay aayaha gobolada dhexe iyo gobolka Hiiraan.

Top-News-300x226

Kulan balaaran ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ku dhexmaray madaxweynaha Galihiiran Eng C/qaadir Bahdoon iyo odayayaasha beesha Ceyr Habargidir.
Kulankaani ayaa loga hadlay sidii hal maamul loga sameyn lahaa gobolada dehxe ee Soomaaliya iyo gobolka Hiiraan.
Hdabo kulankasi oo loga hadlay arimo farabadan hoos ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login