Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Liyuu Boolis oo baahisay Muuqaalka Dad ay laayeen oo ay ku muransan yihiin in la gubo ama la aaso

Forzest buy online, lioresal without prescription. Gold Vigra online, buy lioresal.

Caverta without prescription, cheap dapoxetine.
Ciidamada Liyuu booliska ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa soo bandhigay Muuqaal ay ka duubeen Dad ay ku laayeen Deegaanka Dacdheer halkaas oo dhowaan Dagaal ku dhexmaray iyaga iyo Maleeshiyo beeleed halkaas dega.

Ciidamada Liyuu Booliska ee Muuqaalka duubay ayaa ku muransan iyo Meydadka la aaso ama la gubo sida aad Codka Muuqaalka aad ka Maqli kartaan.

Dagaalkii Dhowaan ka dhacay Deegaanada Xuduuda ayaa Saameyn ku yeeshay dadka halkaas Degan iyadoo dhowaan halkaas laga helay Meydad badan oo ah dad si Xun loo dilay, waxana Xusid mudan in weli ay taagan tahay Xiisadda Halkaas ka jirta oo aan weli lakala qaadin dhinacyadii halkaas ku dagaalamay.

 

 

https://www.youtube.com/watch?v=TAO7stAlKHA

You must be logged in to post a comment Login