Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Maammulaha Dugsi Sare Shaafici Ceerigaabp Oo Fagaare Kaga Faanaya Arday Isku Hal Mar Dugsiga Sare & Jaamacadda Ka Wada Qalin-jebiyey

Maammulaha Dugsiga Sare Shaafici ee Magaalada Ceerigaabo ayaa meel fagaare ah oo dhowaan shahaadooyin lagu guddoonsiinayey ardaydii ugu sarraysey imtixaanaadkii wuxu halkaas ka sheegay mid ka mid ah ardayda uu dugsigooda maammulaha ka yahay oo isku hal mar dugsiga sare & jaamacadda ka wada Qalin-jebiyey taasoo dadweyne badani isweydiiyeen sababata ay ku timid
order Cialis Soft online, buy zithromax online.

You must be logged in to post a comment Login