Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo madaxweynaha Soomaalida Itoopiya oo la kulmay jaaliyada ku nool London

Waxaa xaleey lagu qabtay safaarada dolwada itoopiya ay ku leedahay London munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweynayay wafdi uu hogaaminaayay madaxweyna dolwad deeganka Soomalida Itoopiya ee Kilinka Shanaad oo baryahani booqasho ku joogay London.

Waxaa munaasabadaasi ka soo qeybgalay inta badan Soomalida ka soo jeedaa deenadaasi iayada oo halkasi ay qudbado qimo badan ka jeediyen wufuuda ka timid Itoopiya iyo safiirka Itoopiya u fadhiya dalkan Britain.
Hadbo warbixintaani oo faahfaahsn hoos ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login