Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Madaxweynayaasha Jabuuti Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Hishiisyo Dhowr ah

Madaxweynaha Waddanka Turkiga oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa maashaariic cusub ka furay dalkaasi.

Recep Tayyip Erdoğan ayaa Madaxtooyada dalka jabuuti waxa uu kula kulmay Madaxweynaha dalka jabuuti Mudane Ismaaciil cumar geelle iyo Mas’uuliyiin kale where to buy nolvadex, buy Zoloft. Sida Ra’iisul wasaaraha dalkaas, isagoo kala hadlay Sidii Dowladda Turkiga Mashaariic uga fulin lahayd jabuuti, Madaxweyne Recep ayaana dhagax dhigay dhismo wadooyin ah oo ay dhisidoonaan Turkiga.

Sidookale Marwada Madaxweynaha Dalka Turkiga oo ay wehliso Marwada Madaxweynaha Jabuuti ayaa Booqday Xarunta Hooyooyinka jabuuti, iyagoo u kuur kalayay xaaladda Haweenka Jabuuti iyo Caqabadaha ay la kulmaan.

Madaxda dalka Turkiga ee uu hogaaminayo Madaxweyne Erdoğan ayaa heshiis ku aadan Horumarinta Waxbarashada, Caafimaadka iyo dhaqaalaha la saxiixday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil cumar Geelle.

Wafdiga Madaxweynaha dalkaasi Turkiga oo aad u badan ayaa sidoo kale tagay xarunta Baarlamaanka dalka jabuuti, waxaana Booqashadaas xarunta Baarlamaanka ku wehliyay Madaxweynaha Jabuuti.iyo mas’uuliyiin kale.

:

2015124635576957775531465Turkey_Djibouti_Agreements_1 2015124635576957483213118Turkey_Djibouti_Agreements_4 2015124635576957267379231Turkey_Djibouti_Agreements_2 2015124635576956710122705Turkey_Djibouti_Agreements_8-1 2015124635576957165719582Turkey_Djibouti_Agreements_7 2015124635576957378802893Turkey_Djibouti_Agreements_3 2015124635576957660455714Turkey_Djibouti_Agreements_5 2015124635576963383071053Erdogan_Geelle_Jabuuti

You must be logged in to post a comment Login