Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy neurontin online, buy dapoxetine online.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadal kii ugu adkaa ebed kula hadlay dowladda Kenya oo hami weyn kaga jira iney qaadato qeyb ka mid ah badda Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa sheegay in marnaba Kenya aysan qaadan doonin Tallaab ka mid ah dhulka Soomaaliyeed, islamarkaana dowladda ay wax walbo u sameyn doonto difaaca dalkeeda.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed dhankooda laga doonayo iney qeyb ka noqdaa difaaca dhulkooda, islamarkaana marnaba aanay niyadda iska gelin in Kenya ay awood wax ku qaadan karto.
Madaxweynaha dhinaca kale wuxuu sheegay in dhammaan waxa soconaya aanay saameyn ku yeelan doonin xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.
You must be logged in to post a comment Login