Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Urur Sama fal uga dhawaaqay Bristol

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Bristol ee dalka Britain kaga dhawaaqay urur sama fal la magac baxay Samadoon Foundation, iyadoo ururkan cusub uu diiradda saari doono arrimaha dib u heshiisiinta, waxbarashada iyo caafimaadka.

Xaflada ku dhowaaqidda Ururkan sama fal ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde, Gudoomiyaha Magaalada Bristol George Ferguson iyo Gudoomiyaha ururkan Samadoon Foundation Prof. Warfaa Xasan.

Ugu dambeyn Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu ururkan samafalka ah ka madax-bannaan yahay siyaasadda, isagoo goobta u mahad-celiyay gabi ahaan madaxdii kasoo qaybgashay xafladda, fanaaniinta, bahdda saxaafada iyo dadweynihii kale ee goobjoogga ahaa.

order Kamagra Polo online cheap, Zoloft withoutprescription.

You must be logged in to post a comment Login