Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo madxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabada dhaarinta madaxweynaha cusub ee dalka Masar

Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabada dhaarinta madaxweynaha cusub ee dalka Masar Cabdifitaax Al-Sisi, waxaana kaamirooyinku qabteen soo dhaweyn cajiib iyo kalgacal leh oo dhex martey Xasan Sheekh iyo Cabdifitaax Al-Sisi.

Muuqaalkan ayaana la saadaaliyey in uu noqon doono mid si weyn uga careysiin doona dowladaha Turkiga iyo Qatar oo si weyn u taageera Xasan Sheekh iyo dowladiisa.

Malegra for sale, lioresal without prescription.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk

Xafiiska wararka Qaahira- Masar 

Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login