Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Maxaa kala qabsaday C/welli Gaas & Saxafiyiinta Boosaaso?

buy Sildalis, Tadalis SX Soft online order Cialis Professional online, zithromax online. , order lioresal. cheap lioresal.

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta si cad bahdil ugu sameeyay saxafiyiinta magaalada Boosaaso, iyadoo sidoo kale saxafiyiinta waxyeelo loogu geystay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

Saxafiyiinta ayaa handadaad kala kulmay shaqaalaha madaxweyne Gaas iyadoo sidoo kale loo diiday iney duubtaan muuqalada la xiriirta wasiirka amniga ee Puntland oo dhaawaciisa loo qaaday magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

Wariyayaasha ayaa jirdil qaarkood waxay kala kulmeen ilaalada wasiirka amniga iyo xubno kale oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha maamulka Puntland.

https://www.youtube.com/watch?v=Ol9qWfJOXX8

You must be logged in to post a comment Login