Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Munagaab oo xlika ka qaaday gudoomiyhii hore ee degamad Deynile isla markana gudoomiye cusub u magacaabay degmadaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahana Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Mungaab ayaa u magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir Ciise Maxamuud Guure kaasoo badalay Gudoomiyihii Hore ee Degmadaasi Xiireey Maxamuud Cumar oo hore Xilkaasi u haayay.

Talaabooyinkaan Cusub ee uu isku badalida Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayuu Maalmahaan waday Gudoomiyaha Cusub ee Gobolak Banaadir.
Hoos ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login