Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muqaalka xafiiska gabdhaha qaranka Soomaaliyeed

Waxaa laga furay Galbeedka magaalada London xafiis ey leeyihiin gabdhaha qaranka Soomaaliyeed ee ku
dhaqan dalka UK.
Xafiiskaan oo munaasabaddi lagu furayay ay goob joog ka ahahaayeen dad faraban oo isugu jira rag iyo dumar,ayay xariga ka jartay marwo Faaduma Jiraafo
Waxaa hadalo qiimo leh ka jeediyay guddomiyaha ururka gabdhaha qaranka marwo Nadiifo Cali,guddomiye xigeenka Faduma jiraafo iyo kuxinka kale ooah marwo Deeqo A.Giije iyo masuliyin kale oo ay ka mid yihiin Guddomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed ee UK mudaneCabdi Cumar iyo Ambaasador Cabdirashiid Seed.

You must be logged in to post a comment Login