Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muqaalka:Macdantii dalka Soomaaliya oo la daldashay.

Bilowgi 2006 ayay ahayd markii ay maamul goboleedka Puntland la saxeexatay heshiis shirkado ajnabi ah
sii ay uga baraan kheyraadka dhulka hoostisa ku jira.Dowladdii ku meelgaarka ahayd ee u Cali MAxamed Geedi raysu-wasaaraha ka aha
aya uga digtay Puntland in ayna heshiiskaas galin.Cadde Muse oo madaxda ka aha maamulka Punlandina wuu ka dhaga adeygay taladii Cali Maxamed Geedi oo wu u fasaxay shirkadihi in ay bilabaan baritaankoodi.
Maxaa laga dheefay waxii lagala cararayay dowlada Soomaliyeed?
Shirkadihi laga sugayay in ay soo saaraan shidaaalka,waxay si qarsoodi ah u qoteen macdan kala duwan oo ay ka mid tahau uranium iyo dahab.
Markay rarteen waxay qaadan kareen ayay si direen farin ah in wax shidaal ah ku jirin dhulkaas.
Daawo Dr.Dhagacadde oo qiraya arrintaas.

You must be logged in to post a comment Login