Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muqaalka:taagero shirka Kismayo

Waxaa lagu qabtay xaafadda Kamdon eemagaalada London munaasabad lagu taageerayay shirka maamulka loogu sameynayo Jubaland.
Munaasabadaan oo ay soo qaban-qaabisay hay”adda SAHAL ayey ka soo qeyb-galeen dadweyne isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaaladan Londo.
Waxaa Heeso, buraanbur, gabayo iyo ciyaaro kaga qeybqaatay fanaaninta qaar ka bid ah

You must be logged in to post a comment Login