Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo : Muqdisho oo Nabar Ku Taagnaa Laga Siibay

Muqdisho June 5, 2014- Maamulka G/Banaadir ayaa ka hirgaliyay afar degmo oo ka tirsan G/Banaadir ee Magaalada Muqdisho Ceel-biyoodyada biyo nadiif ah leh.

Munaasabada ceelbiyoodyada ayaa waxaa xariga ka jaray Ku Simaha Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane, Cismaaciil Cabdi Guure.

Ceelbiyoodkan ayaa laguu tala galay inay ka faaiidaystaan shacabka ku dhaqan afartaan degmo ee kala ah Xamarjajab ,Xamarweyne, Wadajir iyo Dharkenley.

doxycycline reviews, zithromax reviews. Mashruucaan ceelbiyoodyada biyaha nadiifka ah leh ayaa waxa maalgeliyay dawlada Swiidan iyadoo soo marsiisay AMISOM kadibna lagu wareejiyay Maamulka G/Banaadir.

You must be logged in to post a comment Login