Daawo Musharrax Muuse Biixi oo Ka Cadhooday Madal Lagu Daahurayay Dhimse Iskuul Cusub, Wixii oo Qoonsday iyo Muslaxaadiisa oo Xidid iyo Xigaalaba Kugoobteen-Daawo Sawiro Somalilandlive Media/.- Muuse Biixi ayaa kacadoodhay Munaasibad uu dhawaan kaqayb galay taas oo Lagu Daahfurayay Dhismi Iskuucl Cusub Degmada Abdaal- Muuse Biixi ayaa Kacadhooday Kadib Markii laga Buuxiyay Kuraastii Safka Hore ay Fadhiyeen Madaxdii Munaasibada kasoo Qayb galay, Sida inta Badan Lagu Yaqaano Muuse Biixi oo aan hayn Shaqsi Cadhadiisa Qarsankara ayaa Markiiba Waxa La Arkay Muuse Biixi oo Dudaya, Waliba Hiiftaamaya oo Kolba Dhan Afka Uqaloocinaya Waxa Dadkii uu Dhex Fadhiyay ay Kasoo Wariyeen in uu Dhowrn Jeer kudhawaaqay Maxaa Meeshan Nakeenay iyo Waa Maxay Dadkan Bilaa Ixtiraamka ahi.
Waxana Dudmadii iyo Hiiftaankii Kamuuqaday Muuse Biixi uu Markiiba Gaadhay Maamulkii Munaasibada Qabanayay kuwaas oo Muuse Biixi utagay una Sheegay in uu Isagu Soodaahay Sidaasna ay uga Buuxsantay Kuraastii Madaxda Loo Qoondeeyay Muuse Bixii Kumuu Qancin Cudur Daarkii uga Yimi Masuuliyiinta loo Martida yahay oo u Badnaa Dad ay Muuse Biixi Xidid Dhow yihiin. Waxana uu Muuse Halkiisi Kasii Watay Dudmadiisa iyo Hiiftaankii Taas oo Markii Danbe Gaadhay Heer Fadeexad Lagu Tilmaami karo Waxan Kursi Looga looga Soo Kuciyay Maayirka Hargaysa Mr Solteco, Si Muuse Biixi loogu Raaligaliyo Balse Taasi Xalwaara Maynoqon oo Waxa lasii Arkayay Muuse Biixi oo Dudaya ilaa iyo Dhamaadkii Xaflada
Hoos Kadaawo Sawir Muujinaya muuse Biixi oo Lamaslaxayo
buy sildenafil online, buy zithromax online.
Muuse Biixi oo Lamaslaxayo Isaga oo Dhexfadhiya Dadka Shicibka ah Waxa Muslaxaadiisa isugu Tagay Masuuliyiin Xilal haya iyo Madax dhaqameed Waase uu Kagaws Adaygay oo Wali uu Sii Dudayaya ama Cadhoonayaa
Muuse Biixi oo Hada Lafadhiisiyay Kursi si Jujuub ah Looga Kiciyay Maayirka Hargaysa Mr Solteco, Balse wali Waxa Wajigiisa lagasii Arkaa Cadho iyo Dudmada uu Kaqaaday Munaasibadii Lagu Casuumay.
You must be logged in to post a comment Login