Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaal cajiib badan oo laga sameeyaya joojinta qaadka

Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinayaa Muuqaal Qosol badan oo laga Sameeyey Joojinta qaadka dalalka yurub Iyo Soomaalidii Muqayiliinta aheyd.

Rag badan oo Soomaaliyeed Ayaa sida la Wada og yahay Cuna Qaadka Waxayna Inta badan Qaarkood saameyn Ku yeelatay Iyaga iyo Xaasaskooda kadib markii qaadkii la waayey.

Kamagra Soft buy online, cheap dapoxetine.

Bur-Bur Qoys Ayay Sababi kartaa Joojinta qaadka Sida Aad Ku daawan doontaan Muuqaalkan  Qosolka badan Hadaba nala daawo Waxa meesha ka dhacay.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login