Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO MUUQAAL: MUUNGAAB OO FADEEXAD TII UGU XUMEYD KU RIDAY WASAARADA MAALIYADA.

Hadal maanta kasoo yeeray gudoomiyaha magaalada Muqdisho Muungaab ayaa noqday hadal lala yaabo kaasoo ah in wasaarada maaliyada dowlada Soomaaliya ay dhibaato ku heyso dadka danyarta ah ee ka ganacsada sida caanaha, dhagaxa IWM. order tadalafil, order Zoloft.

Gudoomiyaha ayaa intaas ku daray in canshuurta laga qaado dekeda Muqdisho oo mushaar u ahaan jirtay shaqaalaha u adeega dowlada hoose laga la’yahay taasoo ay sii dheer tahay in aduunweynaha wixii ay ugu talagaleen in Muqdisho lagu dhiso ay iyaga hortaagan yihiin.

Hadaba muuqaal faah faahsan & hadalkii gudoomiyaha gobolka Banaadir ka daawo  hoose.

 

You must be logged in to post a comment Login