Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO MUUQAAL QARXIS AH : LABA FANAAN OO QABIIL UU MADAX MARAY.!

Fanaaniinta kala ah Nasteexo Indho iyo Ifrah Aragsan ayaa badanaaba lagu tilmaama fanaaniin aan u dhaxaynin shacabka Soomaaliyeed oo lagu xanto in ay xafladaha qaarkood ka gaabsadaan inay ka heesaan .

Ifrah Aragsan iyo Nateexo Indho ayaa dhawr jeer lagu soo casuumay xafladaha Ay Dhigtaan Soomaali weyn Sida 26 Juun Ama 1 Luuliyo oo ah Labo Maalin oo Ku Weyn Shacabka Soomaaliyeed balse Waxay Si Cad u Sheegaan In ay Damiirta Qabiil Ay Uga Qayb Qaadan Karin Xafladahaasi.

Labadan fanaanin ayaa lagu Xaman Jiray in qabyaaladi ku jirto oo Ay u Heesaan kaliya meelaha ay deegaan ahaan kasoo jeedaa, sida Ifrah Aragsan oo iyadu kasoo jeeda degaanada Maamulka Khatumo state Dhulmahante, Ifrah Aragsan ayaa inta badan ka heesta xafladaha ay qabsadaan maamulka Khatumo State

Nasteexo Indho ayaa iyaduna degaan ahaan kasoo jeeda Puntland Majeerteen oo inta badan ay xafladaha Puntland dhigato ka heesta,
Female Viagra without prescription, cheap lioresal.

You must be logged in to post a comment Login