Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO MUUQAAL:-Suuqa Bakaaro oo ku sigtay Xaalad Halis Badan

Kamagra Soft no rx buy Cialis Jelly online, lioresal reviews. , dapoxetine without prescription.

Viagra Professional buy online, Zoloft withoutprescription.
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo Xalay laga sameeyey Gudaha Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho.

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya ayaa ka hortagey baa la yiri Qaraxyo lagu abaabulayey gudaha Suuqa ugu weyn Ee Soomaaliya Bakaaraha.

NISA waxay sheegtay in Hoteel ku yaalla Suuqa Bakaaraha laga soo qabtay Walxo qarxa iyo dad looga shakiyey inay Katirsan yihiin Ururka Al Shabaab.

Ciidanka NISA waxay tibaaxeen ka hortageen dhibaato lala damacsanaa Shacabka Soomaaliyeed howlgalkaasina ay fududeeyeen qaar ka mid ah Shacabka oo xogtaasi lasoo wadaagay Ciidanka Amniga.

https://www.youtube.com/watch?v=E8N6EwR8DX8

You must be logged in to post a comment Login