Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Agaasimihii guud ee hay,ada sirdoonka oo is casilay

Agaasimihii Hay’ada nabad sugida qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa goordhow sheegay inuu iska casilay jagadii uu hayay.
Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa Fiqi waxaa uu sheegay in madaxweynaha dowlada uu ka aqbalay dalabkiisa ahaa istiqaaladii uu gudbiyay.
“Madaxweynaha ayaan ugudbiyay istiqaaladeyda waana la iga aqbalay” ayuu sheegay Fiqi oo tilmaamay inuu ku laaban doono howlihiisii safiirnimada.
Taliska Nabad sugida ayaa ah kuwa ugu awooda badan marka loo fiiriyo gudaha magaalada Muqdisho iyo qaar kale oo kamid ah gobollada dalka.
Waxaa la sugayaa in lasoo magacaabo taliyihii badali lahaa Axmed Macalin Fiqi Gudoomiyaha iscasilay ee hay’ada nabad sugida.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran

You must be logged in to post a comment Login