Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Heshiis cusub ayay gaareen beesha Gaaljecel & Xarakada alshabaab. Heshiiskaani ay beesha gaaljecel la gashay alshabaab ay ah in beesha ay la garab istaagto dagaalada ka socdo Somaaliya Hub & Dhaqaalo.Ugu danbeyntiine heshiiskaani waxay Alshabaab u soo wakiilatay afhayeenkooda guud Sh Cali Maxamuud Raage(Cali Dheere) kaas oo sheegay in heshiiskaani uu u soo wakiishay hogaamiyaha Alshabaab Axmed Cabdi Godane o ay shabab u yaqaanaan Sh Abuu Zubeur
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhan
You must be logged in to post a comment Login