Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Baaqii uu madaxweye Xasan Sh u diray walaalaha gobolada woqooyiga Soomaaliya

Waxaan akhristayaasha Somalinimo1.com halkaan idinku soo gudbineynaa baaqii uu dhawaan u diray madaxweynaheena Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud dadka iyo maamulka gobolada woqooyi ee labaxay Somaliland. Madxweyne Xasan wuxuu gobolada woqooyi ugu baaqay iney iska daayaan cadiifada ama qabyaalada ay ku dhiseen maamulkooda asiga oo ugu baqay iney ka shaqeeyaan midnimada umada Soomaaliyeed iyo iney la midoobnaan Soomaaliya inteeda kale oo ay lamid noqdaan maamul goboleedyada ka jira dalkeena Soomaaliya maadaama uu dalka qaatay nidaamka federaalka ah.

Waxaa lawada ogsoonyahay in wadamo badan oo caalamka ka mid ah iney sameysteen nidaamkaasi iyadoo oo aduunka uu si toos ah maamulka Somaliland ugu baaqay ineysan siineynin wax aqoonsi ah isla markaana ay la midobaan Soomaaliya inteeda kale

Sidoo kale madaxweyne Xasan Sh wuxuu war cad ka soo saaray arinta maamul u sameynta Jubooyinka asiga oo sheegay in shanta maxweyne ee Kismaayo la sheegay in lagu doortay aysan dowlada federaalka ee Soomaaliya aysan aqoon saneyn hadabo warbixintaani oo xiiso badan leh halkaan hoose ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login