Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Caruur Soomaaliyeed oo loo raadinaayo qof xanaaneeyo oo ku nool dalkan UK.

Wariye Cabdixafiid Maxamuud Jaamac oo ka mid ah wariyasha tvga Universal isla markaana daadihiya barnaamijka arimaha bulshada ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigay caruur Soomaaliyeed oo hal sano jir ah isla markaana laga qaatay waalidkooda iyada oo caruurtaani ay hada gacanta ku haayaan Degmada Ealing ee magaaladan London.
Hoos ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login