Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta gacanta ku dhigay miinooyin kala duwan.
Taliyaha hay”ada nabad sugida gobolada Jubooyinka Ismaacil Dhuxulow ayaa saxafada u soo bandhigay qalabkan ka laqabtay waxa uuna saxafada u sheegay in ay kasoo qabteen xaafada Calanlay khaasatan qeybta loogu yeero Soomaali Star oo ay ciidamada amaanka howlgalo kasameeyeen.
Waxyaabaha la qabtay oo goobta lagu soo bandhigay ayey kala ahaayeen miino nooca dhulka lagu aaso ah iyo qaar kamid ah rasaasta qoryaha jugta culus oo las aaray dabaq kuyaala dabaq ku yaala xafada calanley halkaas Ismaacil Dhuxulow uu ku sheegay in ay hoos mari lahayen gawaridi galbinaysay Gudoomiyaha MKMG ee magaalada Kismaayo Axmad Madoobe.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran
You must be logged in to post a comment Login