Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Ciyaaraha Somali week oo si rasmi ah uga furmay London

Waxaa magaalada London maalintii shaleey taariiqdu ku beegneed 10/08/2013 si toos ah uga furmay ciyaaraha Somali week UK. Kooxha ciyaaraha ka qeybgalaayo aya ka kooban sideed koox. Ciyaarahaani ayaa lagu wadaa iney soo gabagaboowaan bishan 18/08/2013 waana idiin soo gudbin doonaa insha alaah wixii ku soo kordho ciyaarahaani ka furmay London.

Hadabo nala daawada sida quruxda badan ay xafladaasi uga furmatay London.

You must be logged in to post a comment Login