Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Dhlinyaro Soomaaliyeed oo ciyaar kaga qeybgaeyso dalka Switzerland oo London lagu sagootiyay

Waxaa magaaladan London ee xarunta dalkan UL algu qabatay xaflad balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyada sportiga UK gaar ahaan ururuka Somali International Youth Development, Xafladaani oo lagu sagootinaayay dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaasi oo ka qeyb galidoonaan xaflada 1da Luulyo iyo ciyaaro lagu qaban doono dalka Switzerland.
Hadabo si aad u daawatid warbixintaani oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login