Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Wafdi ka socday Deeq-bixiyeyaasha Dunida oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi ka socda dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Muqdisho iyagoo kulan la qaatay wasiiradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan, waxaana kulanka looga hadlay waxyaabihii Somalia u qabsoomay.

Kulanka oo socday muddo saacad ku dhow ayaa waxaa looga hadlay sidii beesha caalamka ay u cusboonaysiin lahayd gargaarka ay siiso Soomaaliya iyo sidii dowldda Soomaaliya looga caawin lahaa maareynta dhaqaalaha ay dundiu ugu deeqdo.

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Adaan wasiirka arimaha dibada ee xukuumada soomaaliya oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegtay in ujeedka socdaalka wafdigaani ay ahayd wada tashi.

Dhanka kalena ay isla kulankan dhexmary deexbiyaasha calmka & DF Somaliya waxay isla soo hadal qaadeen shirka dhawaan ka furmaayo maaagalada London kaasi oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login