Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Dowladda Soomaaliya oo Jawaab ka bixisay eedaymihii QM.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadashay eedaymihii dhawaan kasoo yeeray QM kaasoo ku aadanaa in dowladda Soomaaliya ay musuq maasu samaysay.

Afhayeenka Madaxwaynaha Soomaaliya Eng Yariisow oo Saxaafadda la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay eedaymaha kasoo yeeray QM.
Halkaan hoose ka daawo warkaani oo dhan.

You must be logged in to post a comment Login