Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Feysal Cali Waraabe oo sheegay iney Somaliya la midoobi lahayeen hadii la siiyo jago wnaagsan

Gudoomiya xisbiga mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe oo ka qeybgalay xaflad lagu horumarinaayo xibigaasi oo ka dhacday magaaladan London ayaa sheegay in ay wadahadleen wafdigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Soomaaliay Xasan Sheekh Maxamuud asiga oo sheegay in si toos ah loogu sheegay in xilka kaliya ee u banaan Somaliland uu yahay xilka ay hada heyso Fowziya Xaaji Aadan ee ah wasiirka arimaha dibada ee soomaaliya una dhalatay gobolada woqooyiga soomaaliya ee la baxay somaliland. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu san u qalmin Somalialand xilkaa ay heyso Fowsiya Xaaji Adan isla markana ay san matalin hdabo warbixintani oo xiiso badan leh halkan hoose ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login