Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Maamulka Somaliland Eng Feysal Cali Waraabe ayaa si kulul u weeraray Xildhibaan Cali Khaliif Galayr, wuxuuna u mahad celiyay Feysal Cali Waraabe Baarlamanka Soomaaliya sida ay oga soo horjeesten Hadalkii Xildhibaan Galayr.
Wuxuu sheegay Waraabe inay jiraan dad aan doonayn wada hadal inay yeesheen Soomaalidu, isagoona xusay Cali Khaliif Galayr inuusan ahayn shaqsi aqoon u leh Siyaasada isla markaana ka hadli kara arimaha Somaliland iyo Soomaaliya
Cali Khaaliif Galeydh Barlamaanka Somaliya wax u tar Umuu galine, ee Somaliland Sidii uu fidmo uga dhex Abuuri lahaa ayuu u galay” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.
halkan hoose ka daawo warbixintaani oo dhan
You must be logged in to post a comment Login