Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Gabdhaha Qaranka Somalida UK oo xafladchasho shafar ah u sameeyay Deeqo Maxamed Siyaad Barre

Waxaa magaalada London ee xarunta dalka UK lagu qabtay xaflad casho sharaf ah oo ay soo qabanqaabiyeen Gabdhaha Qaranka ee UK.Xafladaani oo lagu soo dhaweynaayaay gabar uu dhalay ala u naxariistee Maxamed Siyad Barre gabadhaasi oo lagu magacaabo Deeqo Maxamed Siyaad Barre oo safar booqasho ah ku timid magaaladan London iyada oo ka timid magaalada Ohaayo ee dalka America
Xafladaani waxaa qudbado qiimo badan ka jeediyay qaar kamidah dadkii ka soo qeybgalay xafladaasi
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan

You must be logged in to post a comment Login