Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka Gudiga horumarinta Sprortiga Soomaaliya oo xaflad ku yeeshay London

Waxaa xaleey magaalada London ee dalkan UK ka dhacday xaflad balaaran oo ay soo abaabuleen Gudiga horumarinta Sportiga Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland. Xafaldaani oo ay ka soo qeybgaleen qeyba kala gadisan ee bulshada Soomaalieed gaar ahaan inta jecel Sporort-ga. Waxaa halkaasi qudbado ka jeediyay qaar kamid ah ciyaaryanadii u soo dheelay Soomaaliya iyo kooxo ka dhisan magaladan London. Gudiga ayaa sheegay inay doonaayaan inay isku xiraan Spprtiga gudaha dalkeena Soomaaliya iyo kan Dibada. Ugu danbeyntiina waxy sheegeen inay safarkooga ugu horeeyo kutagi doonaan deegaanada uuu ka taliyo maamulka Puntland iyago oo halkaasi ugu sii gudbi doonaan qeybaha kale ee Soomaaliya.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaano oo dhameystiran

You must be logged in to post a comment Login