Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo shaaciye in Shabaab weli Joogto Magaalada Muqdisho Qatar weyna kutahay Amaanka

Waxaa Maanta lagu qabta degmada Shingaani ee gobolka Banaadir kulan balaaran oo looga hadlayay dhinacyada amaanka Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa ka hadlay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, iyo sidoo kale Guddoomiyaha degmada Boondheere Cabdulaahi Xirsi Wardheere (Istakiin) Guddoomiyaha xiriirka Degmooyinka Dhagacadde, iyo Masuuliyiin kale.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran

You must be logged in to post a comment Login