Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Gudoomiyaha haweenka Somalida UK oo xaflad u sameysay jaaliyada London

Waxaa galbeedka magaaladan London lagu qabtay xaflad balaaran oo caasho sharaf ah taas oo ay soo qabanqaabisay guddoomiyaha haweenka qurba joogta Somalida UK Faadumo Warsame Haabad. Casho sharaftani oo ka dhacday maqaayada Blue ocean ee ku taala magaaladan London ayaa dadkii ka soo qeybgalay ka jeediyeen hadalo qiimo badan.
Hadabo warkaani oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login