Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Hay’adda Maareeynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliya oo deeq gaarsiisay isbitalka B/weyne

imciyadda gargaar oo wakiil ka ah hay,adda maareeynta masiibooyinka Qaranka dowladda Soomaaliya ayaa maanta isbitaalka magaalada Beledweyne gaarsiisay deeq isugu jirto raashin, saliidshidaal iyo qalabka nadaafada.

wakiilka jimciyadda gargaar oo ay soo wakiilatay hay,adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Nuur ayaa sheegay in raashinkan mudo bil ah uu ku filanyahay dadka jiifa isbitaalka iyo shaqaalaha isbitaalka.

deeqdan ayaa waxaa gudoomay dhaqtarka guud ee isbitaalka Dr Cumar Xasan Siyaad iyo agaasimaha guud ee isbitaalka Dr Axmed Maxamed Khaliif iyagoo u mahad celiyay hay,adda maareeynta masiibooyinka Qaranka.
Gargaarkan ayaa waxa uu wax ka tari doonaa baahidii dhanka raashinka ah iyo shidaalka ee ka jirtay isbitaalka magaalada beledweyne.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran

You must be logged in to post a comment Login