Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Hogaamiyaha ururka Raaskambooni oo shir jaraaid ku qabtay Nairobi kana hadlay dagaaladii Kismaayo

Hogaamiyaha ururka Raaskambooni balse sheegta madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalo ka dhacay magaalada Kismaayo labadii maalmood ee ugu danbeeyey.
Madaxweynaha isaga ku sugan Magaalada Nairobi ayuu saxaafada uga waramay xaalada Kismaayo.

Dhanka kale waxaa uu sheegay in Gudaha Nairobi uu kulan is afgarad kusoo dhamaaday kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga oo kaashanaya Shabaab ay ka danbeeyeen dagaalkii Kismaayo ka dhacay.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhan.

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=-Vf_Z5cw8VQ

You must be logged in to post a comment Login