Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: horumarka ka jira magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa laga dareemaya horumar dhinac walbo leh oo kasocda degmadaasi.

Magaalada Baydhabo ayaa u muuqata mid kasii gudbaysa waayihii adkaa ee ay soo martay, waxaa dib u camirnay suuqyada iyo xarumahii ganacsiga ee magaaladaasi. Qeybaha kala duwan ee bulshada ee kunool magaalada Baydhabo ayaa uu muuqda xiliyadaan dambe in qoys walba uu ku howlanyahay sidii uu u maarayn lahaa noolashiisa.

Magaalada Baydhabo ayaa waxay ka mid tahay goobaha qaniga ku ah xoolaha iyo beeraha. Ganacsiga gobolka Bay ayaa ah mid sii kobcaya isla markaana samaynaya horumar balaaran.

You must be logged in to post a comment Login