Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Jaaliyadda Soomaliyeed ee ka soo jeeda Jubooyinka ayaa ugu baaqaya in dagaalada Kismaayo ka socda la joojiyo isla markaasna
uga tacsiyadeynaya dadkii ku dhintay eheladoodi.Kulankaan oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada aya waxaa
soo qabanqaabiyay dhalinyarada beesha Sheekhal ee ku nool London isla markaana ka soo jeeda Jubooyinka.
Halkaan hoose ka daawo warkaani oo xiiso badan.
You must be logged in to post a comment Login