Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Jaaliyada Khaatumo ee UK oo hanjabaadii ugu darneed u diray maamulka Somaliland

Waxaa magaalada Lonndon kadhacay kulan afur ahaa oo ay isu yimaadeen jaaliyada khaatumo laguna soodhownayey wasiirka amniga ee khaatumo Mahamed Ducaale oo baryahan howlo shaqo ujoogey wadanka. UK

Jaalida london ayaa iyaduna ugu diyaar garoobeysay dardargalinta howlaha faraha badan ee khaatumo gaar ahaan udiyaar garowga shirka wakhtigiisii soogaley ee kadhici doona magaalada Taleex.

Dhinaca kalana waxaa Si adag Looga hadlay Arimaha Ku Aadan Horgalada kasoo Jeeda Gobolada SSC ee Cadquudheedka udoontay Maamulada Hareeraha waxana reer Khaatumo state ay hanjabaad hawada u marsiiyeen maamulka Somaliland.

WARKA KHAATUMO STATE HDMP4

You must be logged in to post a comment Login