Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Jaaliyada UK oo ka soo horjeesatay mooshinkii ay xildhibaanada DF ee Soomaaliya ka keeneen xukuumada raisulwasaare Saacid

Waxaa magaalada London ee xarunta dalka UK lagu qabay xaflad balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyada Soomaalida UK. Xafladii waxaa dhamaan dadkii ka soo qeybgalay ka soo horjeesteen moowshinkii ay dhawaan qaar madi ah xildhibaanada dowlad diidka ah ee ka soo horjeedo xukuumada oo uu hogaaminaayo raisul wasaare Saacid.
Hababo yaanan war kugu daalininee halkaan hoose ka daawo warbxintaani oo xiiso leh.

You must be logged in to post a comment Login