Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: ku xigeenka Axmed madoobe oo ka hadlay dagaalkii Kismaayo

 

Hogaamiye kuxigeenka ururka jabhada raaskamboni C/lahi Sh Ismacil Fartaag ayaa kahadlay dagaalkii Maanta, waxaana uu sheegay in magaalada laga saaray kooxihii weerarka soo qaaday.
Dhanka kale Waxaa uu sheegay in Wasiirkii Gaashaandhiga Fiqi uu magaalada ka cararay sida uu hadalka udhigay uuna ucararay dhanka Airporka oo ciidamada Amisom kusugan yihiin, warkaasi oo ah mid aan sal iyo raad laheen iyadoo oo dhawaan uu wasiirka gaashaandhiga DF ee Soomaaliya lahadalay idaacda VOA in uu geed gaaban iyo geed dheer u fuulaayo xalinta dagaalada ka soo cusboonaaday dagaalada u dhexeeyo madaxweynayaasha Kismaayo.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login