Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Kulan Lagu Tagerayeey Axmed Madoobe oo London Ka dhacay

Waxaa Magaalada London ee Xarunta dalka Ingiriiska Ka dhacay Kulan Balaaran Kaas oo ay Ka qayb Galeen Qaar Kamid ah Jaaliyada Reer Puntland iyo sido kale Jaaliyada Jubbaland.

Kulankaan wuxuuna ku saabsana Tageerida Maamulka Jubbaland state qeybta uu hogaamiyo Axmed Madoobe.

Sida ay sheegayaan qaar ka mid ah ka qeyb galayaashii kulankaasi ayaa ka qeyb Galayaasha waxaa ka mid ahaa dhalinyaro, Haween Iyo dad kale oo dhamaan ahaa taageerayaasha Axmed Madoobe.

Waxa ay sheegeen in Madaxweynayaal badan aysan ka jirin Kismaayo Axmed Madoobana uu yahay madaxweynaha Xaqqa ah ee Jubaland.

You must be logged in to post a comment Login