Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Kulan loogu baroor diiqaayay dadki ku waxyeelobay weerarkii Taleex oo lagu qabtay London

Waxaa magaalada London lagu qabtay kulan balaaran oo ay iksugu yimaadeen jaaliyada Khaatumo sate of Soomaaliya. Kulanaaki oo loogu baoor diiqaayay dadkii ay ciidama maamulka Puntland ku xasuuqeen caasimadii Khaatumo ee Taleex.
Sidoo kale waxa kulankaasi lacag loogu aruurinaayay dadkii ku waxyeeloobay xasuuqa ay ciidmada mamulka Punland u geysteen dadka shacaka ee ku nool magaalada Taleex.
Hadbo halkan hoose ka daawo kulanka.

You must be logged in to post a comment Login