Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Madaxweynaha dalka Kenya oo Magacaabay 12 wasiir

Madaxweynaha dalka uhuru kenyatta Ayaa maanta oo khamiis ah waxa uu soo Magacaabay 12 wasiir oo ka mid noqonaya golihiisa wasiirada taasi oo tirada wasirada ila iyo hada uu madaxweynaha soo magacabay kadhigeyso 16 wasiir.

Madaxweynaha oo uu dhinaciisa taagnaa kuxigeenkiisa wila ruto ayaa ugu horeyntii waxa uu u magacabay wasiirka warshadaha iyo Ganacsatada yaryarka ah adam abdalah mohamed oo kasojeedo degaanka Mandheera.

Magacabista wasiirada kadib madaxweynaha ayaa wax laga weydiyey magacawista Najib Balala iyo Charity Ngilu ayadoona uu horey madaxweyne kuxigeenka dalka wilyam ruto uu shegay in wasirada lamagacaabi doono ay san noqon doonin siyaasiin horey xilal uga soo qaban dowlada

madaxweyne uhuru ayaa dhanka kale sheegay in tirada wasiirada uu soo magacabi doono ay tahay 18 ayaa ila iyo hada waxa uu magacaabay 16 wasiir waxaana wali dhiman laba wasiir oo kale
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login