Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: madaxweynaha gal Hiiraan Eng Bahdoon oo ka hadlay xariga Xasan Daahir

Eng C/qaadir Bahdoon oo ah madaxweynaha Gal Hiiraan sate of Somalia oo ka hadlay arimo xasaasi ah oo ay ugu horeysi xarigi ay DF kula kacday Sh Xasan Daahir Aweys iyo xaaladaha ka taagan Jubooyinka.
Dhanka kale kale madaxweyne Bahdoon wuxuu ka hadlay jirdilkii iyo dhibkii loo geysatay odayaashii Xasan Daahir ka kena magaadalada Cadaadado ee xarunta maamulka Ximan & Xeeb. Madaxweynaha ayaa si aad iyo aad uga xumaaday asiga oo ku tilmaamay arin aan loo dul qaadan karin dowlada Soomaaliyane ugu baaqay iney maxkama soo taagto ragii amarka ku bixiyay in la jirdilo odayaasha sida u sharciga waafaqsan.
Hadabo halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran.

You must be logged in to post a comment Login