Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Madaxweynaha maamukla Somaliland Oo Turkey U Dhoofay Kana Hadlay Cunaqabtaynta Hubka Ee Somaliya Laga Qaaday

Madaxweynaha maamul goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa galabta u socdaalay dhankaas iyo dalka Turkey-ga.
Madaxweynaha oo martiqaad ka helay dawlada Turkey-ga ayaa la filayaa inuu kulamo la qaatay, isla markaana uu ay ka wada hadlaan xidhiidhka labada dhinac sidii loo sii xoojin lahaa.
Madaxweynaha oo madaarka caasimada kula hadlaayey warbaahinta ayaa ka hadlo arrimo khuseeya somaliya oo ay ka mid tahay shirka Somalida London uga furmaaya dhawaan iyo cunaqabtaynta hubka ee Somaliya laga qaaday.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran

You must be logged in to post a comment Login