Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynaha ayaa dagaalada kasoo cusboonaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose,wuxuuna ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo colaadaha ka oogan magaalada Kismaayo.
Dhnka kale Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa wuxuuna dhankiisa ku baaqay in la joojiyo dagaalada Kismaayo.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan.
You must be logged in to post a comment Login